IRRIDAHA GUUSHA (FREE)

HORDHACA BUUGA

Buuggan waxa uu ka koobanyahay kana hadlayaa 150 qiso iyo 3 maqaal. buuggani waa kuwo dhab ah, dhacayna (fact history), kana dhacay meelo kala du-duwan oo ka mid ah koonkan/caalamkan aynu ku noolahay korkiisa/dushiisa, waana qissas dhammaan mid kasta oo ka mid ahi ay si dareen leh utaabanayso ugana hadlayso waaqaca nolosha aadamaha.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 528 Page
Size: 4 MB

1 thought on “IRRIDAHA GUUSHA (FREE)”

  1. Abdirashid Ibrahim Hassan

    Aad io aad ayaan ooga helay waxay sare ugaadeen aqoontayda
    Waxaan rajeynayaa in dhalinta somaliyeed
    Kafaaidaysantonaan groupkan
    Idin ma,aqaano dadka aad tihiin lkn
    Waxaan ogahay inaad tihiin iftiin usoo baxay dalkeena
    Mahad sanidiin

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket