JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF

HORDHACA BUUGA

Guurka waxaa loogu talagalay, in lagu muujiyo Jacaylka aan shuruudda iyo danaha goonida ah aan laheyn. Waa jacayl markasta kordha mana lahan meel uu ku dhamaado. Marka lamaanaha ay isku guursadaan, iyaga oo isku qanacsan, waa farxadda ugu awoodda badan ee la dareemo, Guurkuna waa guusha jacaylka, waa bilowga qoyska, waana xarig guntin si adag loo suntay oo ballanqaad nololeed ah. Ma rabtaa in aad dhisato jaceyl aan dhammaad laheyn? Ma yahay jaceylkan midkii aad rabtay in aad ku noolaato? Buuggan, waxaan kuugu soo koobay, wax walba oo aad u baahan tahay, si aad u xulato lammaanaha kugu haboon iyo sidii aad uga dhigan lahayd guurkaaga mid ku dhisan kalgacayl iyo naxriis.
Dhiganahan wuxuu kaa caawin doonaa waxyaabaha aad ka ogaan kartid xilliga shukaansiga iyo xaqiiqada dhabta ah ee qofka kale, adiga oo aan la dhaqmin iyo sida loo ogaado qofka sida dhabta ah kuu jecel. Sidaasi oo kale waxa aad dhiganahaan kaga bogan doontaan, marka aad guursataan waxyaabaha keena farxadda joogtada ah ee lammaanaha, iyo sida marka ay is faham daro timaaddo aad ugu dhax bixi laheydeen si wadajir ah.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 117 Page
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.