This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.
beesha caalamku waxa ay Soomaaliland iyo Soomaaliya u soo jeedisay in ay wadahadlaan si ay u caddeeyaan xidhiidhkooda mustaqbalku sida uu noqonayo, iyaga oo ballan qaaday in ay taageero ka geysan doonaan qabsoomidda wadahadalladaas. Qodobka 6aad ee warmurtiyeedka oo ka tirsanaa qaybta siyaasadda waxa uu u dhignaa sidan: “Shirku waxa uu garawsaday baahida loo qabo in beesha caalamku ay taageerto