KUMAA TAHAY? (FREE)

HORDHACA BUUGA

Ku soo dhawaaw walaalkayga/walaashayda akhristaha ahow, kuna soo dhawaaw buugaan magaciisu yahay kumaa tahay isbaro aad guuleysatidee oo aan filayo inaad ka helidoontid. Buugaan sida ka muuqata ciwaankiisa waxaan diirada ku saarayaa shaqsiyada qofka, noocyada dadka, sidoo kale buugaan wuxuu ka hadlayaa sidii aad isku baran lahayd oo aad u noqon lahayd qof isyaqaana nafsadiisa ogna awoodihiisa.
Buugaan wuxuu kaaga jawaabi doonaa su’aalahaan:
Kumaa tahay?
Waa maxay guul?
Maxaa iga hortaagan guusha?
Sidee ku heli karaa wax kasta oo aan rabo?

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 27 Page
Size: 150 KB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.