MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF

HORDHACA BUUGA

Buuggan waxa uu xambaar sanyahay xog badan oo isugu jirta taariiqda iyo juquraafiga dalka, iyo dhacdooyin muhiim ah oo ka dhacay dalka, waxa uu ka koobanyahay saddex cutub:
Cutubka koowaad: waa juquraafiga dalka.
Cutubka labaad: taariiq ka hor 1960.
Cutubka saddaxaad : taariiq 1960kii ka dib.
Waxaan rajaynayaa in uu qayb weyn ka ciyaaro ilaalinta iyo faafinta sooyaalka soomaaliya.
Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad.

CUTUBKA KOOWAAD:

juquraafiga dalka soomaaliya
1) Halka ay dhacdo soomaliya iyo xuduudeheeda.
Soomaliya waxa ay ku taalaa geeska afrikada bari, waxaa xad la leh saddex wadan oo kala ah: Itoobiya, Jabuuti, Kenya. Dhinaca bari waxaa ka saran badweynta hindiya, dhinaca galbeed waxaa ka xiga Itoobiya, dhinaca koofureed waxaa ka xiga Kenya. Dhinaca woqooyi waxaa ka xiga gacanka cadan, dhinaca woqooyi galbeed waxaa ka xiga, jabuuti. Dhirirka xeebta Soomaaliya waxa uu gaarayaa 3,333km.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 116 Page
Size: 500 KB
Lacagta: $1.5

2 thoughts on “MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.