QISOOYINKA NABIYADA PDF

HORDHACA BUUGA

Buugan wuxuu ka hadli doonaa ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha. Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada innaga oo raacayna dariiqii ay mareen ee ah dariiqa toosan.
Allaah Subxaanahu watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri:

( لَقَدْ كَانَ فِي قَصَصِهِمْ عِبْرَةٌ لِّأُولِي الْأَلْبَابِ )

Qisooyinkooda waxaa ugu sugan waano iyo wax ku qaadasho kuwa caqliga u saaxiibka ah. Waxaan rajaynayaa in ummada soomaaliyeed ay ka faa'idaystaan buugan qisooyinka nabiyada.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 93 Page
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket