QOFKU WAA SIDA UU U FEKERO PDF

HORDHAC

Qofku waa sida uu u fekero, Haddii aad wanaag, barwaaqo iyo nabad ku fakartid, waxa aad ku noolaaneysaa nolol raaxo iyo deggenaan leh haddii aad xumaan iyo dhib ku fakartidna waxa aad ku noolaaneysaa nolol liidata oo hooseysa. Ma dhacayso in aad baraaro iyo farxad gaartid hadii aadan maskaxdaada ku beerin aragtiyo baraare leh. Sidaas darteed ogoow adiga ayaa maamula aragtiyadaada, adiga ayaa qaabeeya halka iyo jawiga aad ku noolaanaysid.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 50 Pages
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.