SEESKA FALSAFADA PDF

HORDHAC

Mawduucan ku saabsan falsafada waxa jirta baahi aad u weyn oo loo qabo in la fahmo waxa ay tahay falsafadu. Waxa jira fahan qaldan oo ay dadkeenu haystaan fahankaas oo ah mid aalaaba qalooca. Waxa aad moodaa falsafadu in ay bulshadeena agteeda ka tahay xaaraam iyada oo ay ugu wacantahay sawirada qalooca ee laga bixiyay iyo adeegsiga qaldan ee reer galbeedku maadadan u adeegsadeen. Balse waxad ogaata in ay jirto adeegsi quman iyo sawir saxan in ay diinteenu ka bixisay arrinkan ama se maadadan falsafada ah. Falsafadu waxa ay adeegsataa garaadka halka garaadkuna yahay halka arrin ee aynu kaga gedisanayahay abuurka kale oo dhan iyada oo adeegsiga garaadka iyo su'aal is weydiintana uu Rabigeen ina farayo isaga oo inbadan kitaabkiisa ku leh "miyaydaan fakarayn".

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 90 Pages
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.