SHINBIRIHII RIYADA PDF

HORDHAC

Buuggan Shinbirihii Riyada waa sheeko-faneed mala-awaal ah, waxaana uu si qoto dheer u taabanayaa jacayl ruuxi ah oo dhex mara laba qof oo isku helay riyooyinka. Lamaanaha sheekadu waxa ay isku bartaan riyooyinka, iyaga oo habeen walba si qarsoodi ah isugu yimaada, haasaawa dheerna dhex mara. Jacaylka uu buuggani xambaarsan yahay wuxuu salka ku hayaa xiriir ruuxi ah oo ka madax bannaan jidhka, taas oo tusaale cad u ah in isfahamka iyo kalgacalku ay suuragal yihiin xataa meelaha aan la fileynin sida riyada.
Qoraaga buuga wuxuu sheekadan ku saleeyay dareen qiiro leh iyo aragti falsafadeed, isaga oo si qurux badan u cabbiraya caashaqa, xusuusta iyo rajooyinka lama filaanka ah ee dadka qaar ku hanto riyooyinka habeenkii. Sheekadu waxay isugu jirtaa hadal macaan, kaftan jilicsan, iyo dhacdooyin kugu beera xiise, ilaa aad dareento inaad ku jirto riyadaas lafteeda.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 51 Pages
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket