TAARIIKH NOLOLEEDKII SYL (FREE)

HORDHAC

Ururka SYL waxaa la' aasaasay 15 May 1943 waxaana lagu aasaasay magaalada Mogadishu gaar ahaan guri ku yaaley wadada via rooma, waxaana aasaasay 13 dhalinyaro ah, inta badan Da’da dhalinyaradii aasaastey xisbiga SYL waxay u dhexeysay 15 ilaa 21 sano, SYL wuxuu ahaa xisbi siyaasadeedkii ugu horeeyey soomaaliya markii hore waxaa loogu magac darey naadiga dhalinyarada soomaaliyeed (SYC) si gumeystaha loo qaldo maadaama gumeystuhu aanu ogoleyn xisbi siyaasadeed in dalka laga dhiso balse sanadkii 1947 ayaa loo badaley SYL (somali youth league), Xilligii la aasaasayey SYL dalka wuxuu ku jirey gumeysi.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 60 Page
Nooca: PDF
Size: 10 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.