10 KA FURE EE GUUSHA (FREE)

FURAHA KOOWAAD Dhaqaajiye (Motivation) Ma igu waafaqsantahay haddii aynaan niyad u haynin shaqada in aynaan qaban karayn?Inuun ma garanaysaa ruux shaqo fiican haystay, lacag fiicana qaadan jiray, hadana shaqadii iskaga tagay, maxaa yeelay jacayl iyo niyad ayuu u waayay. Marka aad niyad bir ah u hayso shaqada waxaad u helaysaa xamaasad iyo karti aad ku […]

10 KA FURE EE GUUSHA (FREE) Read More »