100 FIKRADO MAALGELIN (FREE)

HORDHACA BUUGA Dadka soomaaliyeed waxee u badan yihiin dad hal abuur leh oo mar walba la imaado fikrado ganacsi laakinse fikradahooda ganacsi meel kuma qortaan ama baaritaan dheeri ah kuma suubiyaan marwalba. Xitaa hadii eey baaritaan dheeri ah suubiyaan kuma guuleestaan in eey hirgaliyaan fikradahooda ganacsi. Waayahaan danbe suuqa aad iyo aad ayuu isku badalay […]

100 FIKRADO MAALGELIN (FREE) Read More »