200 CILMI BAADHIS PDF

HORDHACA BUUGA Waxaan u mahad naqayaa ilaahay oo ii fududeeyey inaan qoro buugan mahad aan la soo koobi karin. Waxaan buugan u qorey si ay uga faa’ideystaan dhalinyarada soomaaliyeed iyo weliba dadka waaweyn, sidoo kale waxaan u qorey buugan ku dhiirigelin aan ku dhiirigelinayo ardeyda, macalimiinta, jaamacadaha, college-yada, dhakhaatiirta iney sameeyaan daraasado bulshada waxtaraya maadaama […]

200 CILMI BAADHIS PDF Read More »