50 XADIIS SOMALI (FREE)

50 XADIIS AF-SOOMAALI Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan […]

50 XADIIS SOMALI (FREE) Read More »