999 XIKMADOOD PDF
20 Xikmadood oo aan idin Soo xulay. 1. Naftaadu waa markabkaaga, oo hadii aad adigu fuushana waad badbaadaysaa, Laakiin hadii ay iyadu ku fuushane waad halaagsameysaa.2. Dadku waa ay isbedel badan yihiin ee qiimahaaga haka dhex raadin wejiyada dadka.3. Waxaan soo guuldareystay marar badan taasina waa sawabta aan u guuleystay.4. Hadii aanad qorsheysan nolosha adiga […]

