AABE QANI AABE FAQIIR PDF
RICH DAD POOR DAD SOMALI Buugga AABE QANI AABE FAQIIR waa tarjumida buugga Rich Dad Poor Dad oo uu qoray 1997 Qorraagga Robert Kiyosaki, Buugga wuxuu u olaleynayaa muhiimada ay leedahay waxbarashada dhaqaale, iyo xornimada lacageed, iyo sidoo kale dhisida qaninimada iyadoo la maalgashanayo hantida shaqsiyadeed hadii ay noqon laheyd lacag, maskax iyo tamarta jirka. […]
AABE QANI AABE FAQIIR PDF Read More »
