DAB IYO DHAGAX PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu naqdinayaa dadka diinta khalad ka fahmay ee dhiigga qofka muslinka ah in la daadiyo ku bannaysta fahan xumadooda diimeed, waxa ay iftiiminaysaa xurmada ay leedahay nafta qofka muslinka ah iyo halka uu Islaamku ka taagan yahay. Sidoo kale waxa uu buuggu faaqidayaa sooyaalka dhiig daadinta Muslimiintu halka ay ka soo bilaabantay, […]

DAB IYO DHAGAX PDF Read More »