AL HAJRU SHARCIYA (FREE)

HORDHAC Waxaan jeclaystay inaan idinla wadaago Risaalo aad u yar oo ka hadlaydo (Goynta sharciga ah maxaa ka banaan Maxaase ka banaaneyn) Waa risalo yar balse ka hadlaydo mawduuc aad u weyn, markii aan eegno waaqica jiro saameyn mug weyn ah ku leh sidda adigaba aad ogtahay aqriste bulshadu waxa isaga dhax milmay “Cidda ee […]

AL HAJRU SHARCIYA (FREE) Read More »