ANIGU WAXAAN AHAY ADIGA (FREE)

Billowgii Sheekada waxaan ahaa qof bilaa hadaf ah, nolol maalmeedkaygu waxa uu ka koobnaa in aan wax cuno, seexdo, tooso, wakhtiga aan wax dhiganayo in aan dhigto waqtiyadayda kallana asxaabtayda aan iskalla qaato, mar aan telephone kala hadlo iyo mar aan si toosa uwada joognoba, ma moodayn haddana in ay wax iga dhiman yihiin. Waxaan […]

ANIGU WAXAAN AHAY ADIGA (FREE) Read More »