QOFKU WAA SIDA UU U FEKERO PDF

HORDHAC Qofku waa sida uu u fekero, Haddii aad wanaag, barwaaqo iyo nabad ku fakartid, waxa aad ku noolaaneysaa nolol raaxo iyo deggenaan leh haddii aad xumaan iyo dhib ku fakartidna waxa aad ku noolaaneysaa nolol liidata oo hooseysa. Ma dhacayso in aad baraaro iyo farxad gaartid hadii aadan maskaxdaada ku beerin aragtiyo baraare leh. […]

QOFKU WAA SIDA UU U FEKERO PDF Read More »