Barashada caafimaadka

DAAWEYNTA CUDURADA PDF

WAA MAXAY CUDUR? Cudurku Waa Xanuun Ku Dhaca Jidhka Iyo Gudaha Noolaha, Kaasi oo Keena Awooddari, Daciifnimo iyo Geeri. Iska Daaweyntuna Waa Fursada Kaliya Ee Lagula Tacaalo Xanuunka. Xanuunka Iyo Caafimaadka Alle (Subxaanahu Watacaalaa) ayey Gacantiisa Ku Jirtaa Alle Caafimaadka Hayno Ziyaadiyee.Waxaa jirta Xikmad dhaheysa: Ka Hortaga Ayaa Ka Wanaagsan is Daaweynta (Prevention is Better […]

DAAWEYNTA CUDURADA PDF Read More »

BARASHADA DAAWADA PDF

Pharmacology (Barashada Daawada) Waa cilmi lagu barto waxtarka waxyeelada isticmaalka iyo qiyaasta daawada.Erayga pharmacolgy, waxa uu ka kooban yahay labo eray oo kala ah:1. Pharmaco: uu micnihiisu yahay daawo.2. logy: uu micnihiisu yahay barasho.Asal ahaan erayga pharmacology waa eray afka giriiga ah waxaana loo aqoon jiray pharmacon oo micnihiisu yahay daawo.Drug: erayga drug waa eray

BARASHADA DAAWADA PDF Read More »

KALKAALIYE PDF

Kalkaaliye (Nurse) Nurse ama kalkaaliye waa qof katirsan habdhiska caafimaadka waxa eyna shaqadiisu tahay kor uqaadista caafimaadka, ka hortagga cudurrada, wacyigalinta bulshada (community orientation) daaweeynta iyo xaanaaneeynta bukaanka.Waxaa jira nuucyo badan oo kalkaaliye ah waxaana ugu caansan: Registred nurse (RN): waa qof wata heer waxbarasho waxa uuna ka warqabaa lana tacalaa bukaanka, waxa uuna wacyigalin

KALKAALIYE PDF Read More »

CILMIGA NAFAQADA PDF

CILMIGA NAFAQADA Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca jirka gudihiisa, sida loo dheefshiido, loo nuugo, isla markaana u isticmaalo jirka

CILMIGA NAFAQADA PDF Read More »

FURAHA CAAFIMAADKA PDF

WAA MAXAY CAAFIMAAD? Caafimaadku waa xaalad dhameystiran, xaga maskaxda, muqaalka iyo nashaadka wanaagsan ee ma’ahan in uu cudur kaa maqanyahay oo kaliya.Ujeedooyinka loo baranaayo cilmiga caafimaadka waxaa kamid ah:1. Kawar qabida xaalada cafimaadka jirkaaga.2. Ka fogaashaha waxyaabaha keena cudurada I.W.M.3. Ka haqabtirka baahida ay bulshada u qabto xaga caafimaad. Shuruudaha u degsan qofka baranaayo cilmiga

FURAHA CAAFIMAADKA PDF Read More »

Shopping Basket