BARASHADA CILMIGA ULTRASOUND PDF

Nuucyada Ultrasound Ka iyo Meelaha Lasaaro. 1. Abdominal Ultrasound: waa ultrasoundka la saaro uur ku jirta sida Beerka (liver), xameetida (Gallbladder), Beerka yarada (spleen), Kaliyaha (Kidneys).2. Pelvic Ultrasound: waa ultrasoundka lasaaro miskaha/sinaha sida minka (uterus), ugxaansidaha (ovaries), qanjirka borostatada (prostate gland).3. Transvaginal Ultrasound: waa gudbiye ku xiran qalabka ultrasoundka waxana la galiyaa makaanka is loo […]

BARASHADA CILMIGA ULTRASOUND PDF Read More »