baro naftaada pdf

SIDA LOO HORUMARIYO NAFTA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu diiradda saarayaa horumarinta shaqsiyadeed iyo awoodda maareynta nafta si loo gaaro guul iyo qanacsanaan nolosha. Waxay soo bandhigaysaa sheekooyin dhiirrigelin leh oo laga soo qaatay rag taariikhda galay sida Muhammad Ali, Michael Jordan, iyo Winston Churchill. Sheekooyinkan waxay muujinayaan sida adkeysiga, shaqada adag, iyo go’aanku ay muhiim ugu yihiin ka gudubka caqabadaha […]

SIDA LOO HORUMARIYO NAFTA PDF Read More »

KUMAA TAHAY? (FREE)

HORDHACA BUUGA Ku soo dhawaaw walaalkayga/walaashayda akhristaha ahow, kuna soo dhawaaw buugaan magaciisu yahay kumaa tahay isbaro aad guuleysatidee oo aan filayo inaad ka helidoontid. Buugaan sida ka muuqata ciwaankiisa waxaan diirada ku saarayaa shaqsiyada qofka, noocyada dadka, sidoo kale buugaan wuxuu ka hadlayaa sidii aad isku baran lahayd oo aad u noqon lahayd qof

KUMAA TAHAY? (FREE) Read More »

Shopping Basket