DHAAF WALBAHAARKA OO BILOW NOLOL CUSUB PDF
HORDHACA BUUGA Soddomeeyadii qarnigan waxaan ka mid ahaa dhallinyarada ku dhibaateysan magaalada Newyork oo aan ka ahaa Dilaal baabuurta waaweyn si aan uga helo waxaan ku noolaado. Waxaa guri ii ahaa qol yar oo ay baranbaro iyo dooli ka buuxaan, waxaan cuntada ka cuni jiray makhaayad aad u nadaafad xun oo cuntadeedu raqiis tahay. Waxaan […]
DHAAF WALBAHAARKA OO BILOW NOLOL CUSUB PDF Read More »


