NINKII BAABILA UGU HANTIDA BADNAA PDF

HORDHAC Buuggan waxaa la dhahaa Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa (The Richest Man in Babylon), waxaa luuqadda ingiriisiga ku qoray qoraa maraykan ah oo la dhaho George Samuel Clason, balse waxa afkeenna hooyo ku turjumay Dr. Jaamac Sahal. Buuggani waxa uu awoodda saarayaa sida ugu sahlan ee uu qofku ku noqon karo taajir, iyo sida […]

NINKII BAABILA UGU HANTIDA BADNAA PDF Read More »