Buug dhiirigelin

KU RAAXEYSO NOLOSHAADA PDF

HORDHACA BUUGA Miyaad faraxsantahay? Ma tahay noloshan aad ku nooshahay, nolosha aad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato? Haddaba, kaalay oo ila fuul doonta “Ku Raaxaysiga Nolosha”, doontaas oo kaa qaadi doonta halka aad maanta taagan tahay, kuna gayn doonta jasiirad aad u qurux badan oo ay naftaadu raalli ku tahay. Waxaan aad ugu […]

KU RAAXEYSO NOLOSHAADA PDF Read More »

DAAWADA MURUGADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Imisa maalmood ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go’aansatay inaad badasho noloshaada si aad Farxad ugu noolaato? waxaan filayaa inaad ciriiri dareemayso, waxaan filayaa in aad garan la’dahay waxaad samayso. Hadaba Iga Fur albaabka, waxaan ahay Farxad. Farxaddu waxay garaacaysaa albaabbada qalbiyadeenna maalin walba, waxayna naga sugeysaa inaan uga furno rajo wanaagsan

DAAWADA MURUGADA (FREE) Read More »

FAGAARA KA HADALKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugani waa buug ka hadlaya “FAGAARA KA HADALKA”, oo ah sida dad looga hor hadlo ama waxa afka qalaad lagu yidhaahdo (Public Speaking). Markii aan arkay baahida baaxada eh ee ardayda wadanku ama dhalinyaraduba u qabaan cilmigaa ayaan jeclaystay inaan buugan ka qoro, waliba anigoo u fudaydiyey oo uu qof kastaa ku heli

FAGAARA KA HADALKA PDF Read More »

CILMI NAFSI PDF

WAA MAXAY CILMI-NAFSI? Cilmi nafsi waa barashada maskaxda iyo dabeecada dadka. Cilmi-nafsi waa barashadda hab-dhaqanka iyo maskaxda noolaha. Sidoo kale khubarada cilmi-nafsiga waxay ku qeexeen waa xaalad maskaxeed oo ku lug leh jahawareer udhaxeeya, wax dhabta ah iyo waxaan dhabta ahayn. Cilmi nafsiga: waa barashada dabeecada, maskax ahaan, iyo qaabka qofka. Cilmu-nafsiga ayaa ah mid

CILMI NAFSI PDF Read More »

MAAREYNTA WAQTIGA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan waxuu ka hadlaayaa waqtiga uu (Allaah Subxaanahu Wa tacaalaa) noogu deeqay qiimaha uu ku fadhiyo , oo ah mid muhiim ah lana doonayo qof kasta inuu ka faa’ideesyto waqtiga sida ugu wanaagsan, Asagoo is barbar dhigayo waqtiga uu haaysto & howlaha hor yaalo. Waxyaabaha igu riixay inaan qoro kitaab kaan waxaa ka

MAAREYNTA WAQTIGA PDF Read More »

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF

WAQTIGADA MAALGASHO Noloshu waa mid gaaban waqtiguna waa mid kooban. Hadii aynaan waqtigena wax macno leh ku qaadanin waxan dareemidoona shalay iyo is ciilkaabin.Waqtigeena inaanu maalgashano wexey nagu hogaamin doontaa hormar iyo harusocod. Waqtigada maalgasho oo la imaw waxqabad wanaagsan, waxaad guran doontaa miro aad jecleysan doonto Sida nolol qurux badan, lacag iyo saxiibo ku

WAQTIGAADA MAALGASHO PDF Read More »

BUUGA XAKAME PDF

HORDHACA BUUGA In badan ma ku hammisay in aad samaysid isbeddal nololeed oo ka duwan kana qiime iyo qaaye wayn nolosha aad hadda ku nooshahay? In badan ma ku riyootay adiga oo ka dhabeeyay himmigaagi iyo hiigsigaagi aad muddo dheer naawilaysay in aad maalin uun gaari doontid? Ma aragtay oo ma kuu sawirmay hummaagga kobtii

BUUGA XAKAME PDF Read More »

MAAREE NOLOSHAADA PDF

HORDHACA BUUGA MAAREE NOLOSHAADA (SOMALI) Waxaa laga yaabaa inaad mararka qaarkood dareento in noloshaadu u socoto si kaduwan sida aad jeceshahay. Marka aad dib u eegto sanadihii cimirigaaga ka tagay waxaad dareentaa inaadan gaadhin meeshii aad rabtay inaad gaadho. Waxaad eegtaa mustaqbalka waxaanad ilaahay baridaa inuu kugu galadaysto awood iyo tamar aad ku samayso wixii

MAAREE NOLOSHAADA PDF Read More »

HOGAAMI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA Akhriste ogsoonow in aad Maanta gacantaada ku hayso oo aad akhrinayso dhigane loogu wan qallay HOGGAAMI NAFTAADA. Waana mid kuu buuxin doona galdaloolooyinka badan ee aad nolosha in badan u raadinaysay xal, iyo inaad wax ka ogaatid waayahaaga nololeed. Akhriste waxa laga yabaa in ay maskaxdaada wax badan ka dhex guuxayaan. Sheeko xikmad

HOGAAMI NAFTAADA PDF Read More »

HORMARI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggaan waa buug kooban kana hadlaayo sida aad guul ugu gaari laheed nolosha. waxa uu kugu hagayaa buugan wadooyin sax ah hadii aad raacdana aad dheefi doontid. In aad hormarto amaba aad dib u dhacdo waxaa u sabab ah marwalba sida aad adiga u qorsheysato, habka aad u noolaan laheed. Mararka qaaar waa

HORMARI NAFTAADA PDF Read More »

Shopping Basket