Buug diini ah

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF

HORDHACA BUUGA Dhiganahan aan ugu magac daray (30 DHACDO IYO 3 CASHAR), waa dhigane sida korkiisa ku qoran ka hadlaya 30 dhacdo, oo ka mid ah qisooyinka noloshii Rasuulka iyo saxaabadiisi qaar ka mid ah, laga soo bilaabo dhalashadiisi, heer laga gaadhayo dhimashadiisi, innaga oo u qornay hab isku xig-xiga, oo aan ka boodin heer […]

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF Read More »

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE)

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH Kitaabkan dhexdiisa waxaad ka heleysaan 41 Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah, ama Caqiidooyin ah, Ka faa’iidayso su’aalahan Diiniga ah iyo jawaabahoodii oo wada socda waana lama huraan in aad diintaada wax badan ka barataa oo aad ka jawaabi kartaa marka lagu waydiiyo. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 18 PageSize: 240 KB SOO

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE) Read More »

SAKADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Waxaan hadii Allaha awooda sare lihi ogolaado halkaan kudiyaarinayaa Maqaal kusaabsan zakada, taasoo an ugu talagalay cidii doonaysa inay afkooda Hooyo uga ciil baxaan mawduucan maadaama oo ay jiraan dad badan oo luqada Carabiga aan fahmi karin hadana ubaahan inay gutaan waajibaadka Alle saaray dushooda, saas awgeed waxaan Alle karajeynayaa inuu noqdo maqaalkani

SAKADA (FREE) Read More »

DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE)

Ducooyinkii La aqbalay Ducadu waa cibaado, waana laf-dhabarta cibaadada, waa astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan , ducada waa lagu baahi baxaa , Allena wuxu yidhi : “I barya waan idinka aqbalin’e” . Maanta waxaynu joognaa duni isu furantay, mashaakilkeeduna batay kolkii baahidii qofka iyo taagtiisi kala badatay , taas oo

DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE) Read More »

Shopping Basket