buug jaceyl

SHINBIRIHII RIYADA PDF

HORDHAC Buuggan Shinbirihii Riyada waa sheeko-faneed mala-awaal ah, waxaana uu si qoto dheer u taabanayaa jacayl ruuxi ah oo dhex mara laba qof oo isku helay riyooyinka. Lamaanaha sheekadu waxa ay isku bartaan riyooyinka, iyaga oo habeen walba si qarsoodi ah isugu yimaada, haasaawa dheerna dhex mara. Jacaylka uu buuggani xambaarsan yahay wuxuu salka ku […]

SHINBIRIHII RIYADA PDF Read More »

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF

HORDHAC Buugga Waxaad tahay Adduunkeyga waa qeybtii labaad ee buuga Magaalada jacaylka, Buuggan wuxuu ku saab-san yahay is-weydaarsi farriimo qoraal ah oo u dhexeeya qoraaga iyo gabadhii uu jeclaa. Qoraagu wuxuu helayaa waraaqo ama qoraallo ay u dirtay gabadhii uu jeclaa, waxaana qoraalladaas ku qoran xasuuso, dareen ah, Gabadha waxay uga warramaysaa sidii ay u

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF Read More »

MAGAALADA JACAYLKA PDF

HORDHAC Buugan Magaalada Jacaylka waa sheeko jacayl dhex martay labo qof oo si xad dhaaf ah isku jeclaa laakiin si kedis ah qilaaf dhexdooda ka dhex-dhacay awgii xiriirkooda u burburay. Runtii waa Sheeko Jacayl aadan aqrintiisa ka caajiseen. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 174 PagesLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

MAGAALADA JACAYLKA PDF Read More »

U QOR IYADA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu akhristaha barayaa in jacaylka dhabta ahi uusan ahayn oo keliya dareen, balse uu yahay eray, qaddarin iyo qoraal qalbi ka yimid. Waxaa loogu talagalay qof kasta oo jacayl dareemay ama doonaya inuu si qurux badan u gudbiyo. sidoo kale buuggu wuxuu xooga saarayaa qiimaha iyo karaamada haweeneyda, iyo sida eray qurux badan

U QOR IYADA PDF Read More »

WEHEL JACEYL (FREE)

Qisada Jaceyl ee Axmed iyo Deeqo. Wiil yo gabadh wax wada barta, duruustana meel ka wada daalacda, ayaa isla bilaabay jacayl biyo-kama- dhibcaan ah. Waxa uu degay beerka, wadnaha iyo meel kasta oo loo nisbeeyo in uu jacaylku masallaha dhigto. Inta uu ku dhex bulaalay ayaa uu ku laba qarxay. Dareen kalgacal xambaarsan ayaa ay

WEHEL JACEYL (FREE) Read More »

XULASHADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugga Xulashada Guurka muhiimadda ugu weyn ee laga leeyahay waa in dhallinta guurdoonka ahi ay helaan meel ka kaalmeysa hanuunka & hogaansanka laxiriira gaarista nolosha wanaagsan ee guurkooda mustaqbalka & hagaajinta hankooda Insha Allaah. Sabababaha keenay in buuggaan Guryosamo diyaariso waa dhibaatooyinka dhallinta guurdoonka ah ka haysata ku hagidda helitaanka qof qiimo badan

XULASHADA GUURKA PDF Read More »

RAAXADA GUURKA PDF

HORDHACA BUUGA QAAR KAMID AH TUSMADA BUUGA 1- FAA’IDOOYINKA GUURKA.2- CAQABADAHA GUURKA.3- GACAL DOORASHADA.4- ISKA EEG INANTA INTAADAN GUURSAN.5- RAG MAXAA LAGU RAACAA?6- AQAL GALKA.7- DAREENKA GABADHA HABEENKA AQAL GALKA.8- BEKRA- JEBINTA.9- XUUBKA BEKRADA.10- BISHA MALABKA.11- GALMADA.12- QAABABKA GALMADA.13- FAA’IDOOYIKA GALMADA.14- GALMADA UURKA DABADIIS.15- GALMADA DHALMADA DABADEED.16- DHIIGA NIFAASKA.17- WAAJIBAADKA NINKA.18- WAAJIBAADKA NAAGTA.19- DHAQAN MAAL-MEEDKA

RAAXADA GUURKA PDF Read More »

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF

HORDHACA BUUGA Cinwaanka buugga, “Garaadso Intaadan Guursan”, dad qaar waxay is way diinayaan in buugga kali ah loo qoray inta aan weli guursan. Buuggu wuxuu ka koobanyahay labo qaybood: Qaybta koowaad waxay ku saabsantahay doorashada hore iyo nolosha guurka ka horraysa. Qaybta labaadna waxay ku saabsantahay nolosha guurka iyo waayaha ku xeeran. Taa macnaheedu waxa

GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF Read More »

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF

HORDHACA BUUGA Guurka waxaa loogu talagalay, in lagu muujiyo Jacaylka aan shuruudda iyo danaha goonida ah aan laheyn. Waa jacayl markasta kordha mana lahan meel uu ku dhamaado. Marka lamaanaha ay isku guursadaan, iyaga oo isku qanacsan, waa farxadda ugu awoodda badan ee la dareemo, Guurkuna waa guusha jacaylka, waa bilowga qoyska, waana xarig guntin

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF Read More »

Shopping Basket