buug sheeko

ANTIKIRIISTOOS PDF

ANTIKIRIISTOOS DAJAAL KORAYAA QARSOON (SHEEKO) Buuggan waa buug cajiib ah Bilowga hore wuxuu kugu beerayaa Cabsi wuu ku argagax galin ha akhrin, gub, waa laygu dabo jiraa, ma hubo inaan dhammaynayo markasaad hareerahaaga fiirinaysaa, walibana markaad habeenkii ama saqda dhexe akhrinayso, kkkk. laakiin markad sii dhex gasho wuxuu kugu dhalinayaa xamaasad gooni ah sababtu waxaa […]

ANTIKIRIISTOOS PDF Read More »

SAXARLA SHEEKO PDF

SAXARLA (SHEEKO) PDF Buuggaan la magac baxay Saxarla wuxuu ka kooban yahay 466 bogg. Saxarla waa buug sheekadiisa aanad marna ka xiiso go’aynin. Waa buug si cilmiyaysan oo far shaxanimo dheeri ah ka muuqato mu’alifka qisada sameeyey isugu duba riday. Haddaad u kacdo aqriska buugga Saxarla si fudud u dhigi kari maysid, illaa dhammaadkana ka

SAXARLA SHEEKO PDF Read More »

Shopping Basket