ARDAYGA WANAAGSAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugga ardayga wanaagsan waa buug aad ukooban lakiinse micno wayn xanbaarsan, meel dheerna ardayga wax ka tusaya, buuggan waxaan ugu talagalay inay ka faa’idaystaan ardayda waxbarashada heerka sarre, sida kuwa dugsiyada sare iyo kuwa jaamacadaha dhigta, si ay uga dheeh daan macluumaad badan oo ku saabsan sidii ay ku hor marin lahaayeen naftooda, […]

ARDAYGA WANAAGSAN (FREE) Read More »