BUUGA DHAQAALAHA

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF

Sidee Cryptocurrency U Shaqeesaa? Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa blockchain technology, iyadoo aan loo baahnayn hay’ad dhexe sida bangi ama dowlad si loo maamulo ama loo xakameeyo. Cryptocurrencies sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwo kale, waxay isticmaalaan habab casri ah oo loo yaqaan cryptography si loo xaqiijiyo transactions (macaamilo) iyo si loo sugo […]

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF Read More »

DAWAN PDF

HORDHAC Buuggani wuxuu xanbaarsan yahay xog iyo aqoon cid kasta oo doonaysa horumar dhanka dhaqaalaha ah. Haddana waxa uu si gaar ah ula hadlayaa, dadka ah “shaqaalaha, mushaharka kooban ku shaqeeya” kuwaas oo ay badanaa is dabooli waayaan mushaharkooga iyo duruufohooga nololeed.Buuggani, waxa uu si dhab ah kuugu hagayaa dhabbaha aad kaga bixi karto, isdaba-

DAWAN PDF Read More »

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE)

Waa maxay koboca dhaqaaluhu? Marka waxqabadka (performance) dhaqaalaha dalka la cabbirayo, waxa ugu horrayntaba la xisaabiyaa tacabka ama waxsoosaarka dalka idilkiis (Gross Domestic Product – GDP). GDP-gu wuxuu tilmaamaa qiimaha suuqa (market value) ee wadarta tacabka (total production) dalka. Qiimaha suuqa ee dhammaan badeecadda iyo adeegga waddanka gudihiisa lagu soo saaray muddo cayiman waxay ku

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE) Read More »

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Doollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »

Shopping Basket