FURAHA GANACSIGA PDF
BUUGA FURAHA GANACSIGA Buuggaan waxa uu muuqaal fiican ka bixinayaa bilaabista, kobcinta iyo badbaadinta ganacsiga, kuna qoran Af-Soomaali, una qoran qaab cilmiyeysan wuxuu:– Muuqaal fiican kaa siinayaa: sida loo helo fikrad ganacsi, loo horumariyo, looguna badalo ganacsi shaqaynaya.– Si fiican kaaga haqabtiraya sidaad ku xulan lahayd ganacsi samayn kara koboc iyo faa’iido fiican, iskana caabin […]
FURAHA GANACSIGA PDF Read More »
