HA QUUSAN HANA IS DHIIBIN PDF
HORDHAC Weligaa ha quusan, Guushu waxay u baahan tahay hurdo la’aan badan, dhidid iyo dadaal badan, waxaana lagu gaari karaa oo keliya haddii aadan weligaa ka quusan guul-darrooyinka. In kasta oo ay dabiici tahay in niyad jab la dareemo marka arrimuhu u qabsoomi waayaan sidii loogu talo galay, haddana waxaa muhiim ah in la ogaado […]
HA QUUSAN HANA IS DHIIBIN PDF Read More »
