KASBO QULUUBTOODA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buug yarahan waxa uu si kooban oo qoto dheer uga hadlayaa cilmiga fagaare ka hadalka iyo waxyaabaha aasaasiyaadka u ah, sida khudabadaha iyo noocyadooda, inta loo qaybiyo iyo waliba waxyaabaha ay tahay in uu iska ilaaliyo madal ka hadluhu/ hadal soo jeediyuhu. Faa’iidooyinka Barashada Fagaare Ka Hadalka ❖ In ay kobacdo awoodda aqooneed […]

KASBO QULUUBTOODA (FREE) Read More »