KUMAA TAHAY? (FREE)
HORDHACA BUUGA Ku soo dhawaaw walaalkayga/walaashayda akhristaha ahow, kuna soo dhawaaw buugaan magaciisu yahay kumaa tahay isbaro aad guuleysatidee oo aan filayo inaad ka helidoontid. Buugaan sida ka muuqata ciwaankiisa waxaan diirada ku saarayaa shaqsiyada qofka, noocyada dadka, sidoo kale buugaan wuxuu ka hadlayaa sidii aad isku baran lahayd oo aad u noqon lahayd qof […]
KUMAA TAHAY? (FREE) Read More »
