buuga magaalada Jacaylka

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF

HORDHAC Buugga Waxaad tahay Adduunkeyga waa qeybtii labaad ee buuga Magaalada jacaylka, Buuggan wuxuu ku saab-san yahay is-weydaarsi farriimo qoraal ah oo u dhexeeya qoraaga iyo gabadhii uu jeclaa. Qoraagu wuxuu helayaa waraaqo ama qoraallo ay u dirtay gabadhii uu jeclaa, waxaana qoraalladaas ku qoran xasuuso, dareen ah, Gabadha waxay uga warramaysaa sidii ay u […]

WAXAAD TAHAY ADDUUNKEYGA PDF Read More »

MAGAALADA JACAYLKA PDF

HORDHAC Buugan Magaalada Jacaylka waa sheeko jacayl dhex martay labo qof oo si xad dhaaf ah isku jeclaa laakiin si kedis ah qilaaf dhexdooda ka dhex-dhacay awgii xiriirkooda u burburay. Runtii waa Sheeko Jacayl aadan aqrintiisa ka caajiseen. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 174 PagesLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

MAGAALADA JACAYLKA PDF Read More »

Shopping Basket