MAXAAN U DOORANAY DARIIQA FAQRIGA (FREE)

Maxaan u dooranay Dariiqa Faqriga? Waa buug lagu qoray afka hooyo waxa aan rajaynayaa inuu wax badan ka tari doono horumarinta dadka afka soomaaliga ku hadla, iyo sidii ay uga bixi lahaayeen faqriga. Kitaabkan waxaan ku soo uruurinnay konton sababood oo faqriga keena. Arrimaha ku qorannina waa arrimo dhammaantood qof kasta oo akhristaa uu dareemi […]

MAXAAN U DOORANAY DARIIQA FAQRIGA (FREE) Read More »