TALOOYIN IYO TILMAAMO PDF
HORDHAC Buuggan Talooyin iyo Tilmaamo wuxuu kaa caawinayaa sidii aad ku heli lahayd nolol iftiin iyo ilays leh, nolol horumar iyo hore-usocod leh, nolol sareedo iyo suubbanaan leh, nolol tanaad iyo tisqaad leh. Buuggani wuxuu ka kooban yahay mawduucyo dhowr ah oo dhamaantood si toos ah u tilmaamaya talaabooyinka lagu helo nolol qurux badan oo […]
TALOOYIN IYO TILMAAMO PDF Read More »
