WAXA UU DOONAYO ADEER SAAM PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu gorfaynayaa siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, waxa uuna soo qaadanayaa dhacdooyinkii iyo dagaalladii dhacay dagaalkii labaad ka dib ilaa iyo 1992. Waxa uu akhristaha hordhigayaa ujeeddooyinkii dagaalladaas ka dambeeyay, waxa uuna barayaa sida siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay u shaqayso. Waxaa suuragal ah in xogaha aad buugga ugu tagtaa ay […]

WAXA UU DOONAYO ADEER SAAM PDF Read More »