Buugaag diini ah

GEESIYAAL TAARIIKHDA GALAY PDF

HORDHAC Taariikhda waa muraayadda wixii tagay, Ummadd aan taariikhdeeda war u heynina mustaqbalka waxba kama qaban karto, Taariikhda aynu ka hadleyno ugama hadleyno kaliya inaan waqtiga isku dhaafinno ama aan carruurteenna ku seexinno ee waxaa la inooga baahan yahay in aynu ku beddalno waaqica aynu ku nool nahay, Ummad walba waxa ay leedahay Taariikh hore […]

GEESIYAAL TAARIIKHDA GALAY PDF Read More »

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF

HORDHACA BUUGA Dhiganahan aan ugu magac daray (30 DHACDO IYO 3 CASHAR), waa dhigane sida korkiisa ku qoran ka hadlaya 30 dhacdo, oo ka mid ah qisooyinka noloshii Rasuulka iyo saxaabadiisi qaar ka mid ah, laga soo bilaabo dhalashadiisi, heer laga gaadhayo dhimashadiisi, innaga oo u qornay hab isku xig-xiga, oo aan ka boodin heer

30 DHACDO IYO SADDEX CASHAR PDF Read More »

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE)

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH Kitaabkan dhexdiisa waxaad ka heleysaan 41 Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah, ama Caqiidooyin ah, Ka faa’iidayso su’aalahan Diiniga ah iyo jawaabahoodii oo wada socda waana lama huraan in aad diintaada wax badan ka barataa oo aad ka jawaabi kartaa marka lagu waydiiyo. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 18 PageSize: 240 KB SOO

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE) Read More »

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Siicada oo qiyaastii inka badan kun sano ka jirey dunida muslimka, meelo badan oo ka mid ahna ku laheyd dad raacsan oo caqiidadooda rumeysan, taariiqda islaamkana raad ku yeelatay oo xilliyada qaarkoodna dunida muslimka meelo ka mid ah xukumayey, ayaa maanta Waxaa aad usoo muuqdey iney si xawli ah u dardar galiyeen fidinta

MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE) Read More »

50 XADIIS SOMALI (FREE)

50 XADIIS AF-SOOMAALI Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka, saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan

50 XADIIS SOMALI (FREE) Read More »

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE)

HORDHAC Illaahay ayaa mahad oo dhani u sugnaatay, Illaaha inoo tilmaamay dariiqa toosan, Illaaha inoo kala cadeeyay nidaamka nolasha bani aadamku ku guuleysanayo iyo nidaamka ay ku hoogayso. Naxariis iyo nabad-gelyo ha ahaato rasuulkeena Muxammad (SCW) dushiisha. Rasuulka ina soo gaadhsiiyay farriinta cad ee inagu hagaysa dariiqa guusha if iyo aakhiraba. Intaa kadib, Kitaab-yarahani waxa

DHAQAALAHA ISLAAMKA (FREE) Read More »

AQRINTA QUR’AANKA (FREE)

KU CAAWI NAFTAADA AQRINTA QUR’AANKA Qoraalkaan kooban waxaan ugu talagalay in aan u soo dhaweeyo dadka quraanka barshadiisa bilaabaya in ay ku bartaan calaamadaha quraanka ku jira iyo waxa ay u taaganyihiin inkastoo ay wax badan ka dhiman yihiin hadana inta aan soo koobay waa hubaal wax uun in aad ka fahmi doontaan calaamadaha Quraanka

AQRINTA QUR’AANKA (FREE) Read More »

XISNUL MUSLIM (FREE)

XISNUL MUSLIM AF-SOMALI Kani Waa Kitaab Gaaban, oon ka soo gaabiyey Kitaabkeygii ku magac baxay {addikru wadducaa wal-cilaaju birruqaa minal kitaabi wassunnati}. Waxaana kasoo gaabiyey kitaabkaan qeybtii ducooyinka, si uu u noqdo qafiif la qaadan karo safarada. Waxaan ku ekaadayna ducooyinka kaligood, axaadiistoodana waxaan ku kaaftoomay inaan u Saleeyo hal iyo laba kitaab qofkii doonaya

XISNUL MUSLIM (FREE) Read More »

AL HAJRU SHARCIYA (FREE)

HORDHAC Waxaan jeclaystay inaan idinla wadaago Risaalo aad u yar oo ka hadlaydo (Goynta sharciga ah maxaa ka banaan Maxaase ka banaaneyn) Waa risalo yar balse ka hadlaydo mawduuc aad u weyn, markii aan eegno waaqica jiro saameyn mug weyn ah ku leh sidda adigaba aad ogtahay aqriste bulshadu waxa isaga dhax milmay “Cidda ee

AL HAJRU SHARCIYA (FREE) Read More »

MAXAAD KA TAQAANAA SHIICADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Shiicada in badan waala maqlaa, laakiin dad badani shiicada iyo waxey qabtaan iyo waxay rumaysanyihiin ma yaqaanaan. waxaa laga yaabbaa, dadka qaarkood in ay u qabaan, Shiicada inay tahay Afarta Mad-habood oo kale. marka waxa haboon in loo aqoon yeesho oo la ogaado Shiicada Waxey tahay. maantana Caalamka aad ayey ugu fiddaa,Meelo badan

MAXAAD KA TAQAANAA SHIICADA (FREE) Read More »

Shopping Basket