Buugaag diini

DHAMBAALADA QUR’AANKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugga “Dhambaallada Quraanka” waa buug xambaarsan farriimo xeel dheer oo qoraagu uu ka dheegay Kitaabka Quraanka ah, waxana uu si toos ah ula hadlayaa qof kasta oo dhugta, isla jeerkaasna waxa uu tibaaxayaa casharro nololeed oo anfacaya nafta iyo bulshada labadaba. Buuggu ma aha tafsiir aayadaha Quraanka ah micnaynaya sidii aynu ku naqaannay […]

DHAMBAALADA QUR’AANKA PDF Read More »

SIIRADII RASUULKA PDF

SIIRADII RASUULKA (S.C.W) Waxaan ka waramaynaa Rasuulkii Eebe, Adoonkii wanaagsanaa uguna khayrka badnaa Basharka, waa Sayidka awlaada Nabi Aadam, waa ruuxa loogu jecelyahay ee Cimrigiisa Eebe ku dhaartay, waa shakhsiga uu Eebaha Koonka abuuray, Malaa’iktiisa iyo in badan oo dadka ka mid ah ay ku Salliyaan, waa shakhsiga iska leh Shafaacada, waa raxmadii Eebe ugu

SIIRADII RASUULKA PDF Read More »

QADDARTA ALLE PDF

HORDHACA BUUGA Markii aan buuggaan akhriyay ayaan jawaabo u helay dhammaan su’aalihii uu maankaygu isoo hordhigayay oo ku saabsanaa qaddarta Alle iyo doorashada xorta. Markii aan garaystay in aan kaga baxay wareerkii iyo fahan waagii qaddarta iga haystay, ayaan go’aansaday in aan turjumo si dad badan oo af Soomaaliga wax ku akhriya uga faaiidaan. Waxaa

QADDARTA ALLE PDF Read More »

Shopping Basket