CUDURADA CARUURTA PDF

Cudurada Caruurta Ku dhaco waxaa ka mid ah: Hypertension in children (Dhiigkarka Caruurta) Dhiigkar ka Caruurta: Waa marka uu kordho cadaadiska dhiiga ee xididada jirka, wuxuuna cadaadiska dhiigu uu kordhaa marka ay yaraadaan ama dhuudhuubtaan xididdada ama halbowlayaasha dhiiga qaada. Caruurta sanado badan ayuu heyn karaa isaga oo wax calaamad ah aan mujineyn. Waxa uu […]

CUDURADA CARUURTA PDF Read More »