Cilmi nafsi pdf

HORYAALKA NOLOSHA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay in aad qaaddo, si aad u hesho horyaalka nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. wuxuu ku dareensiin doonaa raaxada nolosha dhabta ah halka laga dhadhamiyo, waxaadna ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo dhammaan beddeli doonta qaabka aad u […]

HORYAALKA NOLOSHA PDF Read More »

CILMI NAFSI PDF

WAA MAXAY CILMI-NAFSI? Cilmi nafsi waa barashada maskaxda iyo dabeecada dadka. Cilmi-nafsi waa barashadda hab-dhaqanka iyo maskaxda noolaha. Sidoo kale khubarada cilmi-nafsiga waxay ku qeexeen waa xaalad maskaxeed oo ku lug leh jahawareer udhaxeeya, wax dhabta ah iyo waxaan dhabta ahayn. Cilmi nafsiga: waa barashada dabeecada, maskax ahaan, iyo qaabka qofka. Cilmu-nafsiga ayaa ah mid

CILMI NAFSI PDF Read More »

AWOODA CAQLIGA DAAHSOON PDF

HORDHACA BUUGA Waxa kugu dhex duugan awood dahsoon.. Awood aan la dhayalsan karin taas oo kuu horseedaysa isbeddel nololeed marka aad barato sida ugu wanaagsan ee loo adeegsado. Awooddaasina waa caqligaaga dahsoon.Dadka badankiisu ma garanayaan awoodda caqligooda dahsoon sababtuna waa in aanay fahmin waxa uu yahay iyo sida uu u shaqeeyo caqliga dahsooni. Waxa laga

AWOODA CAQLIGA DAAHSOON PDF Read More »

Shopping Basket