cilmiye books pdf

SIRDOON PDF

HORDHACA BUUGA Buuggu waxa uu ka koobanyahay 6 Qaybood oo ballaadhan oo la xidhiidha basaasnimada, gaar ahaan qisooyinka haweenkii, hablihii, qalanjooyinkii iyo gabdhihii basaasiinta ahaa. Basaasintaasi waxa ay iskugu jiraan hablo taariikhdii hore ku jira, kuwa taariikhda casriga ah ku jira, hablo carab ah oo basaasiin ah, hablo sirdoonka Yuhuudda u shaqayn jiray oo basaasiin […]

SIRDOON PDF Read More »

TARBIYAYNTA NAFTA PDF

Xogta Buugga oo kooban Magaca buugga: Tarbiyaynta NaftaQoraaga: Imaamu Ibnu Al-JawsiTurjumaha: Dr. Maxamed ibraahim siciid (Suldaan Garyare) Ugu horayn wuxuu si farshaxan ah oo qurux badan uga waramayaa imaamku HAB-DHAQANKA WANAAGSAN EE MASKAXDA DADKA. Maskaxda bini aadamku waa mid ka heer saraysa ta noolayaasha kale, taasina waa sababta bini aadamka looga dhigay mid uhogaansama ALLE

TARBIYAYNTA NAFTA PDF Read More »

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE)

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH Kitaabkan dhexdiisa waxaad ka heleysaan 41 Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah, ama Caqiidooyin ah, Ka faa’iidayso su’aalahan Diiniga ah iyo jawaabahoodii oo wada socda waana lama huraan in aad diintaada wax badan ka barataa oo aad ka jawaabi kartaa marka lagu waydiiyo. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 18 PageSize: 240 KB SOO

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE) Read More »

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE)

Waa maxay koboca dhaqaaluhu? Marka waxqabadka (performance) dhaqaalaha dalka la cabbirayo, waxa ugu horrayntaba la xisaabiyaa tacabka ama waxsoosaarka dalka idilkiis (Gross Domestic Product – GDP). GDP-gu wuxuu tilmaamaa qiimaha suuqa (market value) ee wadarta tacabka (total production) dalka. Qiimaha suuqa ee dhammaan badeecadda iyo adeegga waddanka gudihiisa lagu soo saaray muddo cayiman waxay ku

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE) Read More »

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Doollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF

HORDHACA BUUGA Waa maxay Sirdoon? Sirdoonku waa eray loo adeegsado qeexida xog aruurinta nidaamsan oo ku saabsan helida sir dhaqaale iyo helista sir siyaasadeed. Sidoonku waa kan ogaada dagaalada ka dhex dhici kara dalka iyo dibada. Sirdoonku waa kan ilaaliyo xogta muhiimka ah ee dalka, Sirdoonku waa kan ka hortaga sirdoonada shisheeye ee raba in

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF Read More »

Shopping Basket