cilmiye books

HANTIDA DAAHSOON PDF

HORDHACA BUUGA Hantida daahsoon waa hanti aan la taaban karin, lagaana xadi karin, Sidoo kale inooga muuqan indhaheena. Hantiyaha daahsoon waxaa ka mid ah:– Caafimaadka ama Badqabka– Caqliga ama Garaadka-Waqtiga ama Aminta– Cilmiga ama Aqoonta“Caafimaadku waa sheyga ugu horeeya ee kuu suura galinaya inaad sameyso dhaqaaq qurxoon”.“Qiimaha waqtigu waa qiimaha Nolashaada”.“Caqliga iyo Cilmiga waa ciidan […]

HANTIDA DAAHSOON PDF Read More »

DABINKII LACAGTA PDF

HORDHAC Yaa maamula dhaqaalaha caalamka? Sidee dunida laysku gumaystaa dhaqaalaha? Sidee ayey u shaqeeyaan bangiyada islaamku? Sirta ka danbeysa hay’adda lacagta adduunka”IMF” iyo Bangiga adduunka? Sirta iyo Duruusta ku Duugan bariga dhexe? Waa ayo Israa’iil? Shirqoolka reer galbeedka dunida inteeda kale! Yaa samaystey mashiinada waraaqaha lacagta lagu daabacado? Maxaa ka dhexeeya Diinta, hantida iyo siyaasadda?

DABINKII LACAGTA PDF Read More »

HAYAAN PDF

HORDHACA BUUGA Hayaan, Safarkii Dheeraa ee Wiilka reer Miyiga wuxu falanqayn doonaa arrimo badan oo muhim ah, si gaar ahaan, buuggani wuxu baallal badan ama qoraal dheer siin doonaa taariikhdii iyo dhacdooyinkii siyaasadeed ee Soomaliya waayihii dambe sida:1. Baraarrugii ugu horeeyey ee siyaasadeed ee Qoraaga mudadii lixdamaadkii iyo taariikh nololeedkiisii.2. Taariikhdii Jabhadda Dimoqoraadiga Badbaadinta Soomaliya

HAYAAN PDF Read More »

CARRADA AYAAN DHUNKANNAY (FREE)

HORDHAC We Kissed The Ground (Carrada ayaan dhunkannay) waa sheeko ku saabsan dhibaatada tahriibka. Sheekadani waa waraysigii ugu horreeyay ee ku saabsan waayo aragnimadii wiil dhallinyaro ah oo reer Somaliland oo taahriibay. Maxamed Xuseen Geeldoon, waa wiil da’ yar oo soo maray tahriib halis ah oo uu dhulka saxaraha kaga gudbay oo gaadhay Libya. Doon

CARRADA AYAAN DHUNKANNAY (FREE) Read More »

SIRDOON PDF

HORDHACA BUUGA Buuggu waxa uu ka koobanyahay 6 Qaybood oo ballaadhan oo la xidhiidha basaasnimada, gaar ahaan qisooyinka haweenkii, hablihii, qalanjooyinkii iyo gabdhihii basaasiinta ahaa. Basaasintaasi waxa ay iskugu jiraan hablo taariikhdii hore ku jira, kuwa taariikhda casriga ah ku jira, hablo carab ah oo basaasiin ah, hablo sirdoonka Yuhuudda u shaqayn jiray oo basaasiin

SIRDOON PDF Read More »

TARBIYAYNTA NAFTA PDF

Xogta Buugga oo kooban Magaca buugga: Tarbiyaynta NaftaQoraaga: Imaamu Ibnu Al-JawsiTurjumaha: Dr. Maxamed ibraahim siciid (Suldaan Garyare) Ugu horayn wuxuu si farshaxan ah oo qurux badan uga waramayaa imaamku HAB-DHAQANKA WANAAGSAN EE MASKAXDA DADKA. Maskaxda bini aadamku waa mid ka heer saraysa ta noolayaasha kale, taasina waa sababta bini aadamka looga dhigay mid uhogaansama ALLE

TARBIYAYNTA NAFTA PDF Read More »

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE)

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH Kitaabkan dhexdiisa waxaad ka heleysaan 41 Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah, ama Caqiidooyin ah, Ka faa’iidayso su’aalahan Diiniga ah iyo jawaabahoodii oo wada socda waana lama huraan in aad diintaada wax badan ka barataa oo aad ka jawaabi kartaa marka lagu waydiiyo. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 18 PageSize: 240 KB SOO

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH (FREE) Read More »

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE)

Waa maxay koboca dhaqaaluhu? Marka waxqabadka (performance) dhaqaalaha dalka la cabbirayo, waxa ugu horrayntaba la xisaabiyaa tacabka ama waxsoosaarka dalka idilkiis (Gross Domestic Product – GDP). GDP-gu wuxuu tilmaamaa qiimaha suuqa (market value) ee wadarta tacabka (total production) dalka. Qiimaha suuqa ee dhammaan badeecadda iyo adeegga waddanka gudihiisa lagu soo saaray muddo cayiman waxay ku

SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE) Read More »

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Doollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »

Shopping Basket