cilmiye books

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF

HORDHACA BUUGA Waa maxay Sirdoon? Sirdoonku waa eray loo adeegsado qeexida xog aruurinta nidaamsan oo ku saabsan helida sir dhaqaale iyo helista sir siyaasadeed. Sidoonku waa kan ogaada dagaalada ka dhex dhici kara dalka iyo dibada. Sirdoonku waa kan ilaaliyo xogta muhiimka ah ee dalka, Sirdoonku waa kan ka hortaga sirdoonada shisheeye ee raba in […]

FAHANKA ARIMAHA SIRDOONKA PDF Read More »

DHAMBAALADA QUR’AANKA PDF

HORDHACA BUUGA Buugga “Dhambaallada Quraanka” waa buug xambaarsan farriimo xeel dheer oo qoraagu uu ka dheegay Kitaabka Quraanka ah, waxana uu si toos ah ula hadlayaa qof kasta oo dhugta, isla jeerkaasna waxa uu tibaaxayaa casharro nololeed oo anfacaya nafta iyo bulshada labadaba. Buuggu ma aha tafsiir aayadaha Quraanka ah micnaynaya sidii aynu ku naqaannay

DHAMBAALADA QUR’AANKA PDF Read More »

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF

HORDHACA BUUGA Guurka waxaa loogu talagalay, in lagu muujiyo Jacaylka aan shuruudda iyo danaha goonida ah aan laheyn. Waa jacayl markasta kordha mana lahan meel uu ku dhamaado. Marka lamaanaha ay isku guursadaan, iyaga oo isku qanacsan, waa farxadda ugu awoodda badan ee la dareemo, Guurkuna waa guusha jacaylka, waa bilowga qoyska, waana xarig guntin

JACEYL AAN DHAMAAD LAHEYN PDF Read More »

DAAWADA MURUGADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Imisa maalmood ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go’aansatay inaad badasho noloshaada si aad Farxad ugu noolaato? waxaan filayaa inaad ciriiri dareemayso, waxaan filayaa in aad garan la’dahay waxaad samayso. Hadaba Iga Fur albaabka, waxaan ahay Farxad. Farxaddu waxay garaacaysaa albaabbada qalbiyadeenna maalin walba, waxayna naga sugeysaa inaan uga furno rajo wanaagsan

DAAWADA MURUGADA (FREE) Read More »

KOBCI XASUUSTAADA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buuggaan waxaad ku baraneysaa qaabka xasuusta balaaran ee Alle ku siiyay u adeygsan leheyd, taas oo dhibaato aad u balaaran ku heysa dad fara badan, sababtana mafahamsano luqada saxda ah ee caqliga loo isticmaalo marka wax la xifdinayo, ama qaabka ugu sahlan oo culuumta kala duwan aan uga faa’iideesan karno, baaritaano dhaadheer oo

KOBCI XASUUSTAADA (FREE) Read More »

ARDAYGA WANAAGSAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Buugga ardayga wanaagsan waa buug aad ukooban lakiinse micno wayn xanbaarsan, meel dheerna ardayga wax ka tusaya, buuggan waxaan ugu talagalay inay ka faa’idaystaan ardayda waxbarashada heerka sarre, sida kuwa dugsiyada sare iyo kuwa jaamacadaha dhigta, si ay uga dheeh daan macluumaad badan oo ku saabsan sidii ay ku hor marin lahaayeen naftooda,

ARDAYGA WANAAGSAN (FREE) Read More »

KASBO QULUUBTOODA (FREE)

HORDHACA BUUGA Buug yarahan waxa uu si kooban oo qoto dheer uga hadlayaa cilmiga fagaare ka hadalka iyo waxyaabaha aasaasiyaadka u ah, sida khudabadaha iyo noocyadooda, inta loo qaybiyo iyo waliba waxyaabaha ay tahay in uu iska ilaaliyo madal ka hadluhu/ hadal soo jeediyuhu. Faa’iidooyinka Barashada Fagaare Ka Hadalka ❖ In ay kobacdo awoodda aqooneed

KASBO QULUUBTOODA (FREE) Read More »

10 KA FURE EE GUUSHA (FREE)

FURAHA KOOWAAD Dhaqaajiye (Motivation) Ma igu waafaqsantahay haddii aynaan niyad u haynin shaqada in aynaan qaban karayn?Inuun ma garanaysaa ruux shaqo fiican haystay, lacag fiicana qaadan jiray, hadana shaqadii iskaga tagay, maxaa yeelay jacayl iyo niyad ayuu u waayay. Marka aad niyad bir ah u hayso shaqada waxaad u helaysaa xamaasad iyo karti aad ku

10 KA FURE EE GUUSHA (FREE) Read More »

Shopping Basket