cilmiye pdf books

MUU AKHRIYO WAALIDKAY PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu ka hadlayaa in aynnu la samaynno xidhiidho wanaagsan ubadkeenna, caqabadaha diidi kara xidhiidhadaas iyo hababka suurtagalka ah ee aynnu u xoojin karno. Waxa uu gorfaynayaa hababka la i noo soo barbaariyay iyo sida ay saamaynta ugu yeelan karto habka aynnu u barbaarinaynno ubadkeenna. Ilmuhu waa dareen lugaynaya, ama waaba dareen gebi […]

MUU AKHRIYO WAALIDKAY PDF Read More »

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF

HORDHAC Maadaama barashada Forex ay u baahan tahay itus oo itaabsii (practical), Buuggan waxa uu aad xooga u saaraa Practical ka oo waxaa ku badan sawirrada meelaha markaas laga hadlayo. Si kooban forex waa suuq sarrif online ah kaas oo kuu ogolaanaya inaad lacag ku bedeshid lacag kale adiga oo adeegsanaya aaladdaada yar ee Mobile-ka

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF Read More »

WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB PDF

012- Waan ku salaamay saaxiib Haddii aad i weydiiso waxa kaa dhiman ee kuu diidaya in aad dadka kale la tartanto, waxa aan ku leeyahay: “oo horta yaa kugu yidhi waa in aad dadka kale la tartantaa?!“Noloshu waa hayaan ee ma aha tartan wiilow, ee ku raaxayso oo ha u rogin goob dagaal!Jidka qudha ee

WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB PDF Read More »

NAFTAYDAAY GACALO PDF

HORDHAC Buuggan “NAFTAYDAAY GACALO” waa buug laga soo turjumay buugga ay af Ingiriisi ku qortay Cula Dayuub ee “Dear Me”, taas oo ah Suuriyaanad afaf dhawr ah wax ku qorta kuna turjunta oo dhawr buug leh, Buuggan waxa af Soomaali inoogu soo turjumay Mohamed Qaamuus.Buuggan Dear Me, Afsoomaali ahaanna aan u bixinnay “Naftaydaay Gacalo”, waa

NAFTAYDAAY GACALO PDF Read More »

XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF

HORDHAC Buuggan waxaa lagu soo uruuriyay Kumanaan Xikmado oo Nolosha qeybaheeda kala duwan ka hadleysa sida: Dhiirigelin, Dagaal, Siyaasad, Jaceyl, Ganacsi, Waxbarasho i.w.m.Hadii aan soo qaato 20 Xikmadood oo kamida: 1- Naftaada haddii aanad runta ku mashquulin, beenta ayay kugu mashquulin.2. Ka bilow naftaada ka hor intaadan cid kale wax u sheegin.3. Cid naftayda ka

XIKTAYSIGA XIKMADDA PDF Read More »

DAB IYO DHAGAX PDF

HORDHAC Buuggani waxa uu naqdinayaa dadka diinta khalad ka fahmay ee dhiigga qofka muslinka ah in la daadiyo ku bannaysta fahan xumadooda diimeed, waxa ay iftiiminaysaa xurmada ay leedahay nafta qofka muslinka ah iyo halka uu Islaamku ka taagan yahay. Sidoo kale waxa uu buuggu faaqidayaa sooyaalka dhiig daadinta Muslimiintu halka ay ka soo bilaabantay,

DAB IYO DHAGAX PDF Read More »

MIYIGA ILAA MADAXTOOYADA (FREE)

HORDHAC Waxaan ku soo koray nolol adag oo ficil iyo dareenba leh. Waxaan garaadsaday reerkayaga oo aan dhaqaale badan lahayn xoolo miyi mooyaane. Cilmiga barashadiisa waxaan kala kulmay caqabado badan, mana helin tacliinta nidaamiga ah in yar mooyaane, balse waxaan ku guulaystay in aan naftayda wax baro. Bini aadamku kama saadaalin karo mustaqbalka, inuu maleeyo

MIYIGA ILAA MADAXTOOYADA (FREE) Read More »

SIMPLE TRADING BOOK 2 PDF

This Book will teach you: – Psychology– Candle Stick Patterns– Analyze and Trade candlesticks– Bullish Candle-Stick Patterns– Bearish Candle-Stick Patterns– Trading Strategies to Trade– 7 Strategies to Trade– Identify Chart Patterns Buuggan oo dhameystiran:Waa: 64 PageLuqada: EnglishNooca: PDFSize: 11 MBLacagta: $2 HADA IIBSO|BUY NOW

SIMPLE TRADING BOOK 2 PDF Read More »

SIMPLE TRADING BOOK 1 PDF

This Book will teach you: – Candle Stick Patterns– Bullish Reversal Patterns– Bearish Reversal Patterns & More.– Identify Chart Patterns– Analyze and Trade candlesticks– Trading Strategies to Trade– Printable Sheets Buuggan oo dhameystiran:Waa: 25 PageLuqada: EnglishNooca: PDFSize: 3 MBLacagta: $1.5 HADA IIBSO|BUY NOW

SIMPLE TRADING BOOK 1 PDF Read More »

WAXTARKA QUDAARTA PDF

WAXTARKA QUDAARTA Qudaarta waxey Leedahay Nafaqo uuna Ka maarmeynin Jirka Bani Aadamka Taasoo qeyb ka ah Hanaanka Nololeed ee Bani’aadamka qeyb walba oo jirkeena ka mid ah Waxey u baahantahay Nooc dhireed Sida ay ugu kobacdo. Qudaarta Waxey Leedahay Vitamino, Macdano iyo Dheecaano Jirka waxtar u leh. Abuurista Allah (Subxaanahu watacaalaa) waa arin Xikmad badan

WAXTARKA QUDAARTA PDF Read More »

Shopping Basket