COLAAD (FREE)
HORDHAC Colaaddu waa cudur dilaa ah oo galaafta nafaha, burburiya qoysaska, aafeeya bulshooyinka, curyaamiya oo wiiqiya horumarka, una horseeda dadka dhibbaato aan dhammaad lahayn. Qisadan (Colaad), waa qiso muujinaysa sida aafada colaaddu u gashay bulshadeenna, ugana dhigtay jiilal badan kuwo aan haysan fursad ay kaga baxaan raadkeedan xun.Sheekadu waxay dareensiinaysaa akhristaha xanuunka iyo cadaabta ay […]
