CUDURADA KU DHACA XOOLAHA (FREE)

DAAWEYNTA CUDURADA KU DHACA XOOLAHA Buuggan wuxuu ka hadlayaa Cudurada ku dhaca xoolaha soomaalidu ay dhaqato iyo sida loo daaweeyo.Mid kamid ah Cudurada: Beerfuur (Bacillary Haemoglobinuria) Cudurkaan beerfuurka waa cudur deg deg wax u dila ee faafa ee ku dhaca lo’da iyo idaha kaaso keena in neefku beerka ka bararo. Maxaa keena cudurkaan (Aetiology) Cudurkaan […]

CUDURADA KU DHACA XOOLAHA (FREE) Read More »