daawada

BARASHADA DAAWADA PDF

Pharmacology (Barashada Daawada) Waa cilmi lagu barto waxtarka waxyeelada isticmaalka iyo qiyaasta daawada.Erayga pharmacolgy, waxa uu ka kooban yahay labo eray oo kala ah:1. Pharmaco: uu micnihiisu yahay daawo.2. logy: uu micnihiisu yahay barasho.Asal ahaan erayga pharmacology waa eray afka giriiga ah waxaana loo aqoon jiray pharmacon oo micnihiisu yahay daawo.Drug: erayga drug waa eray […]

BARASHADA DAAWADA PDF Read More »

CILMIGA NAFAQADA PDF

CILMIGA NAFAQADA Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca jirka gudihiisa, sida loo dheefshiido, loo nuugo, isla markaana u isticmaalo jirka

CILMIGA NAFAQADA PDF Read More »

Shopping Basket